Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo hal arin darteed uga xun in doorashada laga reebo Abuu Mansuur !!

Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu wadaa in 19-ka bishan oo ku beegan maalinta arbacada magaalada Baydhabo ku doortaan Madaweynaha uu yeelanayo maamulkaasi. Doorashada waxaa u taagan dhowr Musharax oo isugu jira kuwa malxiis ah iyo kuwa hami uga jiro in la doorto, waxaana shaqsiga ugu cad cad doorashadan uu yahay Musharaxa ee wadato … Continue reading Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo hal arin darteed uga xun in doorashada laga reebo Abuu Mansuur !!